Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xerada Xagardheer ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 31 arday oo dhameeysatay Xifdinta Qur’aanka kariimka Islmarkaana ka aflaxday Madarasada Anwaar.
Munaasabada lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Madasarda, Culimo u diin, Macallimiin, Waalidiin, Haween iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.


