Munaasabad ay ku qalinjibinayeen arday baratay qur,aanka kariimka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
58

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalkeena Soomaaliya ayaa lagu qabtay Munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhameeysatay Barshada Qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxday Machadka Al-Fatxi.

Munaasabada lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Machadka,Waalidiin, Culimo udiin, Dhallinyaro, Haween iyo Ardayda loo qabtay Munaasabada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal daahir waaneey