Munaasabad Baladweyne loogu qabtay ardey baratay Qur’aanka Kariimka

0
287

Baladweyne(Radio Beerlula)-Munaasabadan oo   loo qabtay in ka badan 15 arday oo bartay qur’aanka kariimka islamarkana  ka qalin jibisay Dugsiga barashada Qur,aanka kariimka Nuural Iimaan ee magaalada Baladweyne waxaa ka qeeb galay waalidiin macalimiin ka kala socday qaar kamid ah bahda waxbarashada.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here