Munaasabad Baladweyne loogu qabtay ardey ka qalin jabisay iskuulka Al Ahli

0
360

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen ardey ka baxday iskuulka Al Ahli.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here