Munaasabad baqtiyoow nasiib lagu helayo fursad waxbarasho oo lagu qabtay Beledweyne

0
72

Baladwayne ( Radio Beerlula )-In ka badan 168 ardey oo sannadkan ka baxay dugsiyada sare ee magaalada Baladweyne islamarkana iska diwaangeliyay jaamacadda Plasma faraceeda Baladweyne ayaa ka qeyb galay bakhtiyaa nasiib ku saabsan helisat deeq waxbarasho oo lacag la’aan ah.

Ardaydan ayaa laga doonayaa inay ka soo baxan 30 ardey oo si lacag la’aan ah wax uga baran doonta jaamacadda Plasma faraceeda magaalada Baladweyne.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.