Munaasabad dhirgelin ah oo magaalada Qardho loogu qabtay ardey baratay qur’aanka kariimka.

0
109

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabaddan oo lagu qabtay Magaalada Qardho ee gobolka karkaar ayaa lagu dhiirigelinayay arday dhameysatay xifdinta Qur,aanka kaariimka kuwaasi oo ka baxay madarasada Al-ixsaan iyo kuwo kaalimaha hore ka galay imtixaan laga qaaday ardayda wax ka barato Iskuulka hoose dhexe iyo sare ee Al-ixsaan.

Munaasabadda waxaa ka qeybgalay maamulka madarasada,waalidiin bahda,bahda waxbarashada iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warbixintaan waxa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.