Munaasabad dhirigelin ah oo degmada Ceelwaaq loogu qabtay ardeyda dhigata machadka Al-Furqaan.

0
151

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Machadka al-furqaan ee degmada Ceelwaq ee gobalka Gedo ayaa Munaasabad dhiiri galin ah u qabaty Ardayda wax kabarata Machadka kuwaas oo bartay cilmiga diiniga ah iyo quraanka kariimka ah.

Munaasabada dhiirigilinta ee loo sameyay araydada wax ka barata machadka al_furqaan ee degmada ceelwaaq ayaa waxaa kasoo qeyb galay cumumada degmada , waalidiin , Bahda waxbarashada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ceelwaaq ee gobolka gedo.

Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed