Munaasabad lagu abaalmarinayay araday gashay imtixaanka dhexe oo lagu qabtay degmada isku shuban

0
65

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Arday kaalmaha hore ka gashay  Imtixaanadka Teeramka ee Dugsiga hoose dhexe ee Bilaal ayaa lagu qabtay deegaanka Xumbeys ee degmada Isku-shuban.

Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Iskuulka, Bahda Waxbarashada, Waalidiin, Macalimiin iyo ardayda loo qabtay munaasabada.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.