Munaasabad lagu Abalmarinayay arday ku guleystay tartan qur’aanka kariimka oo lagu qabtay Baydhabo

0
90

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay ayaa lagu qabtay munaasabad abaalmarino lagu gudoonsiinayay arday Kaalimaha hore ka galay tartan qur’aanka kariimka oo ah oo aay Mu,asada Al-Munaara ku qabatay magaalada Baydhabo.

Munaasabadda lagu abaalmarinayay ardayda ayaa waxaa ka qeyb-galay wasiirka ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,Xubno ka socday mu,asasada Al-Munaara,Culuma udiin iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here