Munaasabad lagu daah furayay barashada culuumta Shareecada islaamka oo lagu qabtay Magaalada Hargeeysa.

0
135

Baladwayne ( Radio Beerlula )-In ka badan 380 ardey ayaa iska diwaangeliyay masaajidka Rashiid ee magalada Hargeysa oo laga bilaabay cashiro ku saabsan shareecada islaamka iyo xiftinta qur’aanka kariimka, kuwaasoo si lacag la’aan ah lagu bari doono ardeydan.

Munaasabadda lagu daah furayay cashiradan ayaa waxaa ka qeyb galay culumaaudiin,
Walidiin iyo Wasiirka Wasaradda diinta iyo Awqaafta Somaliland.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.