Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Caynaba ee Soomaliland ayaa waxa Laga Daahfuray Bilawga Dhismaha Cisbitaal Casriya oo laga Hirgelinayo Magaalada .
Munaasabada dhagaxdhiga ayaa waxaa ka qeeybgalay maamulka Gobolka Saraar kan ceeynaba madax kasocotay wasaarada caafimaadka Soomaliland iyo boqolaal shacab ah.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan
Audio Player