Munaasabad lagu daah furayay hanaanka xulista macalimiinta oo lagu qabtay muqdisho

0
144

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaarada waxbarashada xukuumada federaalka ah ee Soomaliya faarax sheikh cabduqaadir oo Magaalada Muqdisho ka daah furay hanaanka lagu qaadanayo saddexda kun ee macalin ayaa sheegay in baahida loo qabo macalimiinta aaney ku filneyn 3 kun oo macalin balse biloow ay u yihiin 120 kun oo macalin oo u qorsheysan in wasaarada waxbarasha dalka ay shaqo giliso si ay u badka soomaaliyeed u helaan waxbarasho tayo leh.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed.