Munaasabad lagu daah furayay Markaska Ahmed Binu Xambal oo lagu qabtay magaalada Baladweyne.

0
154

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne xarunta Gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayay markaska Ahmed Binu Xambal qeeybtiisa Cusub.

Qeyybtan ayaa si gaar ah loogu baran baran doonaa Culuumta Sharciga taasoo la dhigan doono maalmaha qamiista iyo jimcaha.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here