Baledweyne ( Radio Beerlula )- Magaalada Burco ee xarunta Gobalka Togdheer ayaa lagu qabtay Munaasabad lagu daahfurayay Mashruuca dhir beeris casri ah oo iska kaashanayaan Hey’addaha Taakulo, Nafa North iyo Jaamacada Burco.
Daahfurka Mashuurcaan Dhir beerista casriga ah ayaa ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Jaamacadda Burco, mas”uuliyiin ka socday Hey’adda Nafa North iyo bulshada deegaanka.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


