Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hobyo ee gobolka mudug ayaa lagu qabtay munaasabad lagu Daahfurayey qorshaha horumarinta degmada Hobyo waxaana taaba galinaayo qorshaha hormarinta shirkada dal-dhise oo ah shirkad kashaqeysa dhismooyinka.
Waxa kasoo qeyb galay munaasabadda lagu daahfurayey qorshaha horumarinta degmada Hobyo maamulka shirkada dal-dhise waxgarad xubno kasocday bulshada qeybaheeda kala duwan.
Warbixintan waxa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.