Munaasabad lagu daah furayay tartan aqooneedka bisha Ramaadaan ee Iskuulka Alfa oo lagu qabtay Baladweyne.

0
438

Baladweyne(Radio Beerlula)-Maaamulka iyo macalimiinta iskuulka Alfa ayaa magaalada Baladweyne ka daah furay tartan aqooneed bisha barakeysan ee Ramadaan oo fooda nagu soo heysa.

Tartankan ayaa waxaa ka qeyb galaya ardeyda wax ka barata iskuulka Alfa ee magaalada Baladweyne sida ay sheegeen maamulka iyo macalimiinta iskuulka.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here