Baladweyne ( Radio Beerlula)-Magaalada Hargaysa ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey Xafiiska cusub ee Wasaaradda Maaliyadda ku yeelanayso Xarunta Imtixaanaadka Qaranka.
Munaasabada lagu daahfurayey Xafiiskaan cusub ayaa waxaa goob joog ahaa Agaasimayaal, Mas’uuliyiin ka socotay Dowlada Hoose Hargaysa, Bahda waxbarashada iyo Mas’uuliyiin kale.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


