Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabaddan oo aheyd mid lagu daahfurayay xeerka shaqaalaha rayidka Jubaland ayaa waxaa kasoo qeeyb galay wasiiro xildhibaano kastirsan maamulka Jubbaland ururada bulshada rayidka iyo maamulka degmada Kismaayo.
xeerka Shaqaalaha Rayidka ah ee Jubbaland ayaa lagu hagi doonaa dhamaan shaqaalaha kala duwan rayidka Jubbaland.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.