Munaasabad lagu daah-furayey Isbitaalka ragga u gaarka ah oo lagu qabtay Muqdisho.

0
160

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada muqdisho ayaa lagu qabtay Munaasabad lagu daah-furayey Isbitaalka ragga u gaarka ah ee lagu magacaabo Xaliye kasoo lagu daaweyn doono cudurada ku dhaco raga

Munsabada lagu daah furayay isbitaalka xaliye ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka isbitaalka bahda dhaqtiirta gobolka Banaadir bulashada magaalada muqdisho iyo marti sharaf kala Duwan

waxa soo jeedineysa Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here