Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada muqdisho ayaa lagu qabtay Munaasabad lagu daah furayey Qaliimada Wadnaha furan kasoo uu hirgeliyey Isbitaalka Kalkaal
Munaasabad ayaana waxaa ka qeyb galay bahada dhaqtiirta culumo udiinka waliidiin iyo qeybaha kala duwan ee bulashada.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.
Audio Player


