Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo lagu daah-furka sharciga shaqaalaha rayidka ah iyo kan gudigga shaqaalaha rayidka ee Koonfur Galbeed
Daahfurka sharcigan waxaa ka qeybgalay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed iyo bulshada qeybageeda kala duwan
Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.