Munaasabad lagu daahfurayay xarun waxbarasho oo lagu qabtay magaalada Guriceel

0
110

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Guriceel ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey Machadka Al-Balad oo loogu talagalay in lagu barto Culuumta Shareecada Islaamka.

Daahfurka Machadka Al-Balad ayaa waxaa ka qeybgalay Xoghaya Degmada Guriceel Bashiir Maxamed Salaad (Sanka ),maamulka Machadka, Culimo udiin, Macallimiin, Cuqaal iyo martisharaf kale.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here