Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey mashruuca dhir beerista waxana munaasabada kasoo qeyb galay madaxda shirkada ECO-SOM oo soosarta dhuxusha jiko gudoomiyaha dugsiyada hoyga xamar qaar kamid ah Dhalinyarada gobolka Banaadir iyo mas’uuliyiin katirsan wasaarada deegaanka iyo isbadalka cimilada.
warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi
Audio Player