Munaasabad lagu dhiiragelinayey Arday baratay Culuumta Caafimaadka oo lagu qabtay magaalada Jowhar.

0
120

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabad lagu Dhiiragelinayey Arday baratay Culuumta Caafimaadka oo gaareysa illaa 30 arday oo iskugu jira Gabdho io Wiilal ayaa Waxa lagu qabtay Magalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaney