Munaasabad lagu dhiiragelinyay doorka macalimiinta oo lagu qabtay magaalada Hargeysa.

0
168

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somalilnad ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo lagu dhiiri gelinayay macalimiinra habka ay ardayda wax u baraan

Munaasabadan oo ay soo agaasimeen qaar kamid ah ardayda Jaamacadda Alpha ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Jaamacadda ,Bahda waxbarashad iyo masuuliyiiin kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin