Munaasabad lagu dhiiragilinyay arday dhameysatay fasalka 8-aad oo lagu qabtay Kismaayo.

0
124

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dugsiga Hoose Dhex & Sare ee Kismaayo ayaa munaasabad Dhiira galin ah u qabtay 10-ka arday ee ugu sareysay Imtixaanka Fasalka 8-aad Sanad dugsiyedka 2021-2022.
Munasabada ayaa waxaa goobjoog ka ahaa maamulka iskuulka bahda waxbarashada iyo waalidiin.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.