Munaasabad lagu furayay jaamacadda Green Somalia oo lagu qabtay Baydhabo.

0
172

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magalaada Baydhabo ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daah-furayey Jaamacada Cusub ee Green Somalia Universaty

Waxaa ka qeyb galay Wasiiro  Xildhibaano katirsan Koonfur Galbeed mamulyaasha iskuulada jamacadaha magaalada iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here