Munaasabad lagu sagootinayay arday dhameeysatay fasalka 12-aad oo lagu qabtay magaalada Boosaaso.

0
164

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa lagu qabtay munaasabada ay ku qalin jabinayeen ardey dhameysatay Fasalka 12aad ee iskuulka Al-Najaax.

Munaasabadan lagu sagootinayay ardeydan dhameysatay dugsiga sare ayaa waxaa ka qeyb galay bahda waxbarashada, maamulka iskuulka Waalidiin, ardeyda qalin jabisay iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan  Xuseen