Munaasabad lagu saxiixayay qandaraaska Wado laga hirgelinayo Galmudug oo lagu qabtay Dhuusamareeb

0
113

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay qandaraaska dhismaha waddada isku xirta Dhuusamarreeb iyo Qaridhi, oo dhererkeedu yahay 60 KM.

Munaasabadda saxiixa qandaraaskan waxaa goob-joog ka ahaa Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo Wasiirrada Hawlaha Guud ee Maamul-goboleedyada dalka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here