Baladweyne (Radio Beerlula)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qayb galay munaasabadda shaacinta natiijada saddexdii kun ee macallin dowladdu qaadatay oo si toos ah u soo gabagabeysay Wasaaradda Waxbarshada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare.
Munaasabadda daahfurka waxaa ka qeybgalay macalimin,wasiiro iyo bulshada qeybahooda kala duwan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.