Munaasabad lagu shaacinayay ururka injineerada Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho.

0
46

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daah-furayay ururka injineerada soomaliyeed.

Munaasabadda lagu daah-furayay ururkaan ayaa waxaa ka qeeybagalay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, xildhibaanno, qaar kamid ah injineerada soomaliyeed ee ku nool Muqdisho,aqoonyahanno,hogaanka ururka iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here