Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Marka ayaa lagu qabtay munaasabad lagu sagootinayay arday dhameeysatay fasalka afaraad ee dugsiga sare islamarkaana ka aflaxday dugsiga hoose Dhexe sare ee sheikh xasan Yusuf.
Munaasabada waxa kaso qayb galay mamulka degmada marka, Maamulka dugsiga sheikh xasan Yusuf, Waalidii , Macalimiin , Bahda Waxbarashada Magaalada marko, , Dhalinyaro, Iyo qayba kale ee bulshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey