Munaasabad lagu soo badhigayay heerka Saboolnimada Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

0
204

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Warbixin ay too saartay Hay,adda istaatitikiska qaranka ayaa lagu sheegay in in heerka Saboolnimada qaranka ee dadka Soomaaliyeed ay gaareeyso boqolkiiba kunton iyo afar ay ka hooseeyso heerka Saboolnimada qaran ee Soomaliya.

Munaasabad lagu soo bandhigayay warbixinta heerka Saboolnimada Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaana ka qeyb galay Wasiirkka qorsheynta qaranka, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay munaasbada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.