Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayey Buuga Badbaado Qoys oo uu qoray Ayuub Maxamed Ismaaciil oo kamid ah dhalinyarada Soomaaliyeed
munaasabada lagu soo bandhigayey Booga waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin katirsan maamulka Jubbaland bahda wax barashada, aqoon yahano, iyo marti sharaf kale.
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


