Munaasabad lagu soo bandhigayay Buug Kahadlayo Xulashada Guurka oo lagu qabtay Muqdisho

0
94

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magalada Muqdisho Ayaa lagu Qabtay Munaasibad lagu soo Bandhigayay Buug Kahadlayo Xulashada Guurka Qofka Inta Uu Guursan Kahor Iyo Kuwa Uu Kaburburay Guurka Kaasi Uu Qoray Ahmed Abshir Geedi Oo kamid ah Masuuliyinta Guryo Samo

Waxaa ka Qeyb Galay Bandhiga Buugan Macalimiiin Culuma’u Diin Dhalinyaro Bahda Wasarada waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee XFS Iyo Marti Sharaf kale

waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here