Munaasabad lagu soo bandhigayay Buug yaraha xogta ragga iyo haweenka Soomaaliyeed oo lagu qabtay muqdisho

0
147

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Istaatistikada Qaranka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ka Daah Furtay Buug yaraha xogta ragga iyo haweenka Soomaaliyeed kaasi oo ka hadlaya sida raga iyo dumarka ay ugu kala badanyihiin shaqooyinka doowlada ,Waxbarashada iyo Ganacsiga si xog looga helo.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin