Munaasabad lagu soo bandhigayay Buugaag oo lagu qabtay Garoowe

0
56

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garoowe Gobalka Nugaal ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo Bandhigayay labo Buug oo kala ah Ma Dhurbaad sugaysaa iyo Samakaab Hurda oo ay qortay qoraa Kowsar Maxamed Ciise.

Munaasabada wax ka qaybgalay wasiiro ka tirsan Dowalad gobaleedka puntland ,dhalinyaro, Aqoonyahano, Haween iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.