Munaasabad lagu soo bandhigayay kuliyado Cusub oo lagu qabaty magaalada Dhuusamareeb

0
79

Baledweyne ( Radio Beerlula )-munaasabada daah-furka kuliyado cusub oo lagu soo kordhiyay faracyada Jaamacadda Plasma ee Galmudug
ayaa lagu qabtay magaalada dhuusa mareeb ee xarunta dowlad goboleedka galmudug.

munaasabada shaacinta kuliyahada kala ah xaanada xoolaha shareeca iyo qaanuunka iyo beeraha ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka galmudug bahda waxbarashada ardayda jaamacada iyo marti sharaf kale.

waxa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here