Munaasabad lagu soo bandhigayay mashariicda horumarineed ee laga fuliyay Hirshabeelle oo lagu qabtay Jowhar.

0
133

Baladweyne  (Radio Beerlula )-Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Cali Yuusuf ayaa magaalada Jowhar uga qeybgalay munaasabada lagu soo bandhiga Mashaariico hormarineed oo laga fuliyay deegaannada Hirshabelle kuwaasi oo kamid yahay hergalinta ceelal iyo dhismaha xaruumo Caafimaad.

Munaasabada waxaa ka qayb galay xubno katirsan wasaaradda Arimaha Gudaha Dowalad gobaleedka Hirshabeelle xidhibaanno iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdsiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here