Munaasabad lagu soo bandhigayay Qatarta suntan beeraha lagu buufiyo oo lagu qabtay Hargeysa

0
146

Baladweyne ( Radio Beerlula )- Munaasabadan oo aheyd mid lagu soo bandhigayay khataraha ay ku heyso dadka,duunyada iyo wax soo saarka beeraha sumaha loo isticmaalo daaweynta beeraha ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland.

Daraasadan oo ay sameysay wasaaradda beeraha Somaliland ayaa wax ka qeyb galay masuulin kasocday wasaaradaha xanaanada xoolaha ,caafimaadka , ururada iskaashatada beeraleyda iyo hey’ada taya dhowrka soomaaliland.

Warbixintan waxa noo haaya Aadan Cabdi Axmed