Munaasabad lagu soo bandhigayay wax soo saarka Beeraha oo lagu qabtay Buula-burde

0
50

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Buula burde ee gobolka Hiiran ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayay wax soo saarka dalagyada kale duwan ee beeraha.

Bandhiga wax soo saarka beeraha ayaa waxaa ka qayb maamulka degmada Buula burde , xubno ka tirsan wasaaradda beeraha Hirshabeelle, hay’adaha ka shaqeeya horumarinta beeraleyda iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.