Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Gaalkacyo ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayo wax-soo-saarka beeraha iyo xoolaha waxaana soo qaban qaabiyay hay’adda KAALO.
Munaabadaasi ayaa waxaa kasoo qeyb galay maamulka gobolka mudug iyo mamulka degmada Galkacyo.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.


