Munaasabad lagu soo bandhigayey wax soo saarka dalagyada kala duwan ee ka baxa beeraha gobalka Shabellaha Dhexe oo lagu qabtay Jowhar

0
216

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada jowhar ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayey wax soo saarka dalagyada kala duwan ee ka baxa beeraha gobalka Shabellaha Dhexe waxaana kasoqeyb galay munaasabada wasiir kusxigenka wasaarada beeraha iyo waraabka hirshabeele Maxamed Bashiir Qaasim (daqare) aqoon yahano iskaashatooyinka kadhisan magaalada jowhar iyo marti sharaf kale.

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.