Munaasabad lagu soo xerayay sanad dugsiyeedka 2023 2024 ee iskuulka kalabayr oo lagu qabtay Gobalka Bari.

0
148

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabad lagu xirayey sanad dugsiyeedka 2023 2024 kuleejka iftiin deeganka Kalabayr ee Gobalka Bari ayaa lagu qabtay deegaankaasi.

Munaasabada wax ka qay galay maamulka iftiin kuleejka macalimiin waalidiin dhalinyaro Arday iyo qaybaha kale duwan ee Bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.