Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabadan oo ahayd mid lagu soo gabogabeynayey sanad dugsiyeedka 2022-2023 ee dugsiga hoose dhexe sare ee Sheekh Maxamuud Macallin Nuur ayaa lagu qabtay degmada Beledxaawo ee gobalka Gedo.
Munaasabadaan ayaa waxa ka soo qayb galay maamulka iskuulka , Waalidiinta , Bahda waxbarashada degmada, Dhalinyaro , Arday iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.