Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalda Hargeyso ee maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo xiraayay tartanka quraan kariinka kaasi oo loo qabtay Ardayda araga naafada ka ah waxaana tartanka qabtay jaamacada Badar ee magaaladaasi.
Munaasabada waxaa kaqayb galay masuuliyiin katirsan maamulka Soomalind dhalinyaro aqoonyahano iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.
Audio Player


