Munaasabad lagu xusay maalinta dhimirka adduunka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
285

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiirka wasaarada  caafimaadka dowlada federaalka soomaaliya fowsiyo abiikar nuur  oo ka qayb gashay xuska maalinta dhimirka Adduunka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa sheegtay in wasaaradda caafimaadka wado  qorshe wax looga qabanayo xaalada dadka qaba  xanuunada dhimirka  iyo sidii loo tababari lahaa shaqaalaha ka shaqeeyo isbitaalada dalka si loo  caawiyo  dadka dhimirka ka xanuunsan.

Wasiirka wasaarada caafimaadka Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa shacabka Soomaaliyeed ka codsatay in ay is caawiyaan waxaana sidoo kale ka dalbatay in wasaarada caafimaadka lagu garabsiiyo howlaha ay bulshada u heyso.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here