Munaasabad lagu xusayay maalinta biyaha Adduunka oo lagu qabtay magaalada Baladweyne.

0
136

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee Biyaha Adduunka oo sanadkasta dunida laga xusay 22 march manta oo kale.

Munaasabadan waxaa ka qeybgalay xubno kamid ah Wasaaradda biyaha iyo Kheyraadka Hirshabeelle,Masuuliyiin ka socday maamulka gobolka Hiiraan,wakiilo ka socday ceelasha biyaha ee ku yalla magaalada iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.