Munaasabad lagu xusayay maalinta dhalinyarada Adduunka oo lagu qabtay Hargeysa.

0
72

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa lagu qabtay munaasabad loogu dabal degayay maalinta dhalinyaradda Adduunka oo sannad kasta la xuso 12-ka bisha August oo maanta ku beegan.

Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb galay wasiiro ka tirsan Somaliland, hay’addaha tageera dhalinyarada, iyo qaar ka mid ah dhalinyarada magaalada Hargeysa.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey