Munaasabad lagu xusayay maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

0
105

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 80 sano guuradii ka soo wareegatay markii la aasaasay ururkii xornimo doonka dhalinyarada Soomaaliyeed ee SYL.

Munaasabadan ayaa waxaa ka qeyb galay wasiiro ka tirsan xukuumadda federaalka, xildhibaano ka tirsan labada aqal, aqoonyahanno, dhalinyaro iyo haween.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey